(Sawirro) Dibad-baxyo looga horjeedo DF oo ka socda degaano ka tirsan Jubbooyinka

Degaano ka tirsan gobolada Jubbooyinka ayaa waxaa saaka ka socda banaanbaxyo looga soo horjeedo xariga ay dowladda federaalka Soomaaliya u geysatay Wasiirkii Amniga Jubbaland C/Rashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan) oo Muqdisho ku xiran. Banaanbaxyada ayaa illaa shalay waxay ka dhaceen degaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo, waxaana si la mid ah maanta … Continue reading (Sawirro) Dibad-baxyo looga horjeedo DF oo ka socda degaano ka tirsan Jubbooyinka